Maamulka Degmada Baydhabo Oo Munaasabad soo dhaweyn ah u sameeyey Taliska cusub ee ciidanka ATMIS ee qeybta Sedaxaad

0
150

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xaflad lagu soo dhaweynayey taliyaha cusub ee Ciidanka ATMIS ee qeybta sedaxaad Ee KG ayaa waxaa lagu qabtey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaana munaasabada kaqeyb galey qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo  Maamulka Degmada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Eethyng Geesey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here