Maamulka Degmada Baydhabo Oo Mamnuucay In dib Loo dego Goobaha ay Degeen Biyaha Roobka.

0
116

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kadib markii Magaalada Baydhabo todobaadkii hore ku soo rogmadey daadad xoog leh kaas oo saameeyey Bulshada Magaalada iyagoo kumanaan qoys ay guriyahooda ka barakeceen,iyadoo laga duulayo badqabka Bulshada ayay Dowlada Hoose ee Degmada Baydhabo Waxay Gabi ahaanba Mamnuucdey in Dib loo dego Goobihii dhawaan biyaha Sida xoogan u saameyeen kuwaas oo ilaa iyo hada biyaha fadhiyaan.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here