Baydhabo(Radio Arlaadi)-Shirkan jaraa’id Oo xafiiskiisa ku qabtay Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa magaalada Xasan Macalin Axmed Bikoole ayaa ku weheliyey Gudoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada degmada Teygaab, waxeyna kaga hadleen u diyaar garowga Xuska Toddobadka Xurriyadda Dalkeena Soomaaliya.
Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar