Maamulka Degmada Baydhabo Oo lagu wareejiyay gaari dab damis ah oo ay aad ugu baahanaayeen Shacabka Magaalada.

0
337

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ganacsade Cabdinuur Maxamed (Daruuro) ayaa gaadhigii ugu horeeyey ee dab damis ah soo gaarsiiyey magaalada baydhabo wuxuuna balan qaadey Afar bilood ka hor inuu ugu deeqo dab damiskan si loo caawiyo dadka hadii dab meel ka kaco.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here