Maamulka Degmada Baydhabo Oo Kormeerey Goobaha Qaar Oo Howlaha Dayactirka Ka Socda Ee Magaalada Baydhabo.

0
286

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Xasan Macalin Ahmed Biikool Oo Uu Wehelineyaan Gudoomiya ku xigeen arimaha bulshada ee Degmada baydhabo Aadan Arab oo ah Gudoomiyaha Gudiga Qaban qaabada Maalmaha Xuriyada ayaa Waxaa ay Kormeer ku Sameeyeen Goobaha ay ka Socodaan Ololaha Nadaafadeed oo Looga Diyaar Garoowaayo Maalmaha Xuriyada.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here