Maamulka Degmada Baydhabo Oo Ka Warbixiyey Dhismaha Wadooyinka Ka socda Magaalada Baydhabo.

0
147

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Degamada Baydhabo ayaa ku hoolan hirgelinta ilaa sagaal wado Nocyada loo yaqaano Keybal istoonka iyo labo suuq kuwaasi oo laga hirgelinayey xaafada waabari, horseed ,wadajir Ee magalada Baydhabo ilaa iyo afar wado oo ku yaalo xaafadaha waaberi iyo wadajir oo la dhameystiray.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here