Maamulka Degmada Baydhabo oo ka hadleen xaalada dadka barakacyaasha ee ku nool xeriyaha barakacyaasha baydhabo.

0
252

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Sida uu sheegay Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ahna duqa magaalada Xasan Macalin Axmed Biikoole ayaa isagoo la hadleya dadka ku nool xriyaha barakacyaasha degmada baydhabo oo isugu jiray dad mudo badan joogay iyo kuwa cusub sharxaad ka bixyey guud ahaan xaaladaha dadka barakacyaasha, wuxuuna gudoomiyaha usheegay in ay shaqeystaan oo ka baxaan xaalada barakacnimo.

dadka barakacyaasha oo aad aad ugu badan baydhabo ayaa siyaabo kala duwan ugu soo barakacay guriyahooda, waxeyna hada ku nool yihiin xero ugu yaala buushash ay dhisteen,inta badana ma ahan kuwa shaqeysta oo keliya waxey ku noolyihiin caawimaad ay ka sugaan, hay,ado ama cid wax siisa.

Warkan waxaa noo heya Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here