Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Si ay Bulshada Dowladu uga helaan Adeegyada ay u baahan yihiin ayaa waxaa Laga maarmaan ah Bixinta Caanshuuraha kala duwan Ee Laga qaado Ganacsiga dalka ka jira.
Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ayaa waxa ay ka mid tahay Magaalooyinka Sanadihii dambe dadka laga qaadaayay Caanshuurta ku waajibtey maadama Magaalada ay sameyneysay Kobac dhanka Ganacsiga ah.
Warkung Waliba nig haaye Abdykaadir Mathey Nor War’ady