Maamulka Degmada Baydhabo Oo isbedal Ku Sameeyay Balock yadii ay Isticmalayeen Dowlada Hoose ee Degmada Baydhabo.

0
251

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Ahna Duqa Magaalada Mudane Abdullahi Ali Watiin Ayaa Ka hadley is bedel lagu sameeyay Balock yadii ay Isticmaalayeen Dowlada Hoose ee Degmada Baydhabo.

Gudoomiyaha ayaa waxa uu Bulshada u sharaxay qaababka loo qaadan doono Balockyadaas isagoo sheegey in kuwii hore aan la isticmaali doonin maadama kuwaasi markii hore laga soo daabici jirey Goobaha daabacaada ee Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here