Maamulka Degmada Baydhabo Oo Guri u dhisay mid ka mid ah dadkii ay saameeyeen daadadkii Baydhabo.

0
85

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Degmada Baydhabo ayaa Maxamed Maxamuud Axmed oo kamid ah dadka danyarta ah ee ku nool Magalada Baydhabo islamarkaana araga naafo ka ah u dhisay guri kadib markii roobkii daadadka watay uu baabi’yey hoygii uu ku noolaa.

Dowlada Hoose ee Degmada Baydhabo ayaa dadaal dheer ugu jirta  sidii ay gurmad deg deg ah loo gaarsiin lahaa dadka danyarta ah ee uu Saameyey Daadkii uu watey Roobkii xogaanaa ee ka dayay Magalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here