Maamulka Degmada Baydhabo oo Ganacstada Magaalada Baydhabo ugu baaqay inay goostaan shatiyada ganacsi.

0
316

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Maamulka Degmada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay oo Shir jaara’id ku gabtay Xafiiskiisa Baydhabo ayaa ugu Baaqay ganacsatada degmada inay goostaan shatiyada Ganacsi.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here