Maamulka Degmada Baydhabo oo dhagax dhigay dhismaha Wado halbowla u ah Suuqa weyn Ee Baydhabo.

0
248

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maamulka Gobolka Baay iyo kan Degmada Baydhabo oo dhagax dhigey dhismaha wado halboowle u ah suuqa weyn ee baydhabo, taasi oo ahaa mid aan la isticmaleyn xiliga roobka waxaana jiray dhibaatoyin lagu Qabay isticmaalka Wadooyinka Muhiimka u ah Baydhabo. Wadadaan ayaa isku xirta Goobaha Ganacsiga ee Baydhabo Muhimka u ah.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here