Maamulka Degmada Baydhabo Oo Deeq Raashiin ah gaarsiyey qaar ka mid ah Dadka baahiyaha gaarka ah Qaba.

0
390

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qaar ka mid ah dadka baahiyaha gaarka ah qabo ee ku nool duleedka degmada baydhabo ee xaruunta gobalka baay ayaa waxaa la gaarsiiyay deeqa afurin ah Waxaana deeqdaan gaarsiiyey Dowlada Hoose Ee Degmada Baydhabo dadaalo Dheeraad ugu jirto sidii dadkan ay u helaan rashiin ay ku afuran madaama ay ka harsan tahay bisha barakaysan ee Ramadaan Maalmo kooban.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here