Maamulka Degmada Baydhabo Oo Deeq Raashiin ah Gaarsiiyay Cisbitaalka Dhimirka Ee Magaalada Baydhabo.

0
221

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiye Ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyada iyo Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada Degmada Baydhabo Ayaa Gaarsiyey isbitaalka Dadka Dhimirka La’a Raashiin iskugu jira Bur ,Bariis, Sonkur,iyo Saliid.

Deeqdan Rashiinka ah ayaa loogu talagaley in ay isticmaalaan Dadka la ildaran xanuunka Dhimirka ee ku jira xaruuntaan inta ka harsan bishan Barakeysan ee Ramadaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here