Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dhawaan ayay ahayd Kadib Markii Wasaarada Arimaha Gudaha Iyo Dowladaha Hoose Ee Koonfur Galbeed ay soo saartay in Shacabka Ku nool deegaanada Koonfur galbeed ay dib u soo Cusbooneysiiyaan Shahaadada Dhulalka ama Guryaha, kuwii goostay Sabar loogada waqtigii Dowladii Dhexe Soomaaliya oo Hadana Heysta si dib loogu soo Cusbooneysiiyo iyo Kuwii ka lumay Ama Heysan.
Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamednor Warcade