Maamulka Degmada Baydhabo oo bulshada reer Baydhabo ku amrey in Bilicda iyo Nadaafada Magaalada laga Shaqeeyo.

0
245

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulankan Ka dhacay Xarunta Feydhowrka Ee Dowlada Hoose Degmada Baydhabo ayaa waxaa loogu Arinsanayay Sidii Magaalada Baydhabo ay u noqon lahayd mid Nadaafad Wanaagsan maadama magaalada goobo badan ay ka jiraan Nadaafad daro,Kulanka ayaa waxaa Fadhiyay Gudoomiyaha Arimaha Bulshada Degmada Agaasimaha Deegaanka iyo Faydhowrka iyo Gudoomiye Ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyada Degmada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here