Maamulka Degmada Baydhabo Oo Bulshada Magaalada Ugu Baaqay Inay Bixiyaan Canshuurta.

0
307

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Magaalada Baydhabo Xarunta Gobolka Baay Waxaa Ka Socda Hormar Balaaran Hadana Waxaa Ka jira Wax Yaaba Badan ay Bulshada Baahi U qabaan Inay Helaan Sida Wadooyin Muhiim Laami ah Adeeg Caafimaad Waxbarasho Nadaafad Wanaagsan intaasi iyo in ka badan Bulshada ayaan Sidii Larabay u helin Si Loo Helo ayaa Gudoomiye Yuusuf Barre Mahamed Gudoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyada Bulshada Baydhabo Ugu Baaqay Inay Bixiyaan Caanshuurta Maadama Dalalka Hormaray Shacabkooda ay Yihiin Kuwa Diyaar u ah Marwalba inay Bixiyaan Caanshuurta Si Dowlada Uga Adeegto.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here