Maamulka Degmada Baydhabo Oo Bulshada Ka Codsaday in ay Kala shaqeeyaan Dhismaha Goobaha Danta Guud.

0
281

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa weli ka socda sidii dib udhis balaaran loogu sameyn lahaa goobaha loogu adegaayo bulshada iyo dhismooyinka muhiimka u ah magaalada sida wadooyinka, habeynta nalalka, nadaafada, caafimaadka , waxbarashada iyo goobaha danta guud.

Si dhan weliba loogu horumariyo Magaalada Baydhabo ayaa maamulka waxaa uu sheegey in shacabka looga baahan yahay in ay la shaqeyaan maamulka Degmada Baydhabo iyo in ay bixiyaan lacagta canshuurta taasi oo wax ka tari kartaa dib u dhiska Magaalada.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here