Maamulka Degmada Baydhabo oo bilaabay dayactirka wadooyinka qaar ee Magaalada

0
138

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka Degmada Baydhabo oo horeyba U wadey horumarinta goobaha looga adeego bulshada ayaa waxaa uu sii xoojiyey sidii wax loogu qaban lahaa Dhismooyinka bur-bursan ee Magaalada Baydhabo.

Wadada Kala qeybisa labada xaafadood Horseed Iyo Berdaale oo muhiim U ah isu socodka dadka Iyo gaadiidka Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu bilaawey in dib U dhis weyn lagu sameeyo.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here