Maamulka Degmada Baydhabo Oo Awaamir Ka Soo Saarey Xoolah La Qalaayo Maalmaha Ciidul-Adxa.

0
227

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Shirkan Jaraa’id oo ay si wadajir ah u qabteen Maamulka Degmada Baydhabo iyo Masuuliyiinta Wasaaradaha Awqaafta iyo Xanaanada Xoolaha Dowlad Gobaleedka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa waxay ku soo saareen Awaamiir ku aadan Xoolaha la qalo Maalimaha Ciida Carafa Oo Fooda nagu soo heyso.

Waxaana Shirka inta uu socday looga hadlay sidii Xoolaha la qalayo loo gaarsiin lahaa dadka danyarta ah.

Warkan waxaa inoo haya Abdirahman Yusuf Hassan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here