Maamulka Degmada Baydhabo oo Awaamiir Ka soo saaray Xoolaha lagu soo deynayo Gudaha Magaalada.

0
287

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Shirkan jaraaid oo ay si wada jir ah u qabteen Gudoomiyaha Maamulka Degmada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay Iyo Ku xigeenkiisa ayaa Waxa ay kaga hadleen sidii looga hortagi lahaa dhibaatooyinka ka dhasha Nadaaafad Xumada, ayagoo soo saaray Awaamiir ah in Magaalada Gudaheeda aan Lagu soo dhax deyn Karin Xoolaha Iyo Xaywanaadka oo magaalada dhaxdeeda lagu xanaaneeya.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here