Maamulka Degmada Baydhabo Oo amar dul dhigay dadka guryaha ka dhisanaya Deegaanka Barwaaqo.

0
72

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Amarkan ay soo saartey Dowlada Hoose ee Degmada Baydhabo ayaa lagu Amray in ay ka guuraan Dhulalka Xarumaha Danta guud gaar ahaan Dhulka Banana ee Deegaanka Barwaaqo.

Agaasimaha Waaxda Howlaha Guud iyo guriyeynta Degmada Baydhabo Hassan Mo’alim oo la lahadlay Warbaahinta ayaa la wadaaagay awaamirtan ay soo saareen Maamulka Degmada Baydhabo isagoo u qabtay in waqti kooban ku baneeyaan.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here