Maamulka Degmada Baydhabo iyo Kan Gobolka Baay Oo Si Wadajir ah U dhagax dhigay Suuqa Qudaarta Ee Degmada

0
263

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maamulka Gobolka Baay iyo kan Degmada Baydhabo ayaa waxay kormeer ku tageen wadooyinka Baydhabo oo dhisma ku socda halka ay si wadajir ah u dhagax dhigeen suuqa cusub ee firshada hore ee Degmada Baydhabo oo laga dhisayo dhabarka dambe ee kawaanka hilibka.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here