Maamulka Degmada Baydhabo iyo Gudiga Qaxootiga iyo Barakacayaasha KGS Oo Baaq ka soo saarey Barakicinta Qasabka Ah.

0
259

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Shirkan Jaraa’id oo si wada jir ah ay u soo qabteyn Gudoomiyahay degmada Baydhabo Xasan Macalin Axamed Biikoole iyo Gudoomiyahay Gudiga Qoxootiga Iyo Barakacyaasha Cabduqaadir Cali Maxamed ayaa shirkan waxa loogu hadlay ka hortagida barakicinta qasabka ah.

Warkan waxaa inoo haya Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here