Maamulka Degmada Baydhaba Oo Kordhiyay Waqtiga Lafurayo Goobaha Waxbarashada Degmada Baydhaba Corona Virus Dartiisa.

0
257

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Gudoomiyaha Maamulka degmada baydhabo Ahna Duqa Magaaladda Mudane Xasan Macalin Axmed Biikole oo Xafiiska ku qabtey Shir jaraaid ayaa waxaa uu Baaqa uga Direy Bulshada ku Nool Magaalada Baydhabo Ee Xarunta gobalka bay in ay u hogaan samaan awaamiirta ay soo saartey Dowlada.

Waxaana uu baaq ka soo saarey Jaadka Magaalada La soo geliyo Iskuulada weli furan goobaha la isugu yimaado Shirarka La qabto iyo arimo kale oo loo loogu hortago faafida caabuqa COVID19.Dartiisa.

Gudoomiye biikole ayaa sheegey in talaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono Qof weliba oo jabiya Awarka ay soo saareen Horeyna madxda Dowlada iy mamulka degmada Baydhabo ay usoo saareen.

Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here