Maamulka Degmada Bardaale Oo Ururada Dhalinyarada kala hadlay Horumarinta Adeegyada Bulshada

0
57

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankan u dhexeeyey Maamulka Degmada Bardaale iyo Bulshada gaar ahaan Ururada dhalinyarada ayay muhiimadiisa ahayd Wadatashi,Isbarasho iyo Wadashaqayn Wanaagsan ee dhex marta Ururada Dhalinyarada iyo Maamulka Degmada Berdaale ee Gobalka Baay.

Kulanka ayaa inta uu socday waxaa ka soo qaybgalay Xubnaha Maamulka Degmada oo ugu ugu horeeyo Gudoomiyaha Degmada,iyo kuxigeenada iyadoo inta uu kulanka socday looga hadlay Sida uga wanaagsan Dhalinyarada Degmada Maamulkaba isaga Kaashan lahaayeen Hormarada Degmada qaybaheeda kala duwan.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here