Maamulka Degmada Bardaale Oo ku baaqey in loo gurmado Barakacayaasha.

0
51

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Qoysaskan Barakacayaasha ah ee ku jira Kaamka Bardaale istiriib ayaa waxay isugu jiraan Haweenka Waayeel iyo Caruur kuwaas oo daruufo kala duwan ka soo barakicisey Deeganadooda mudana ay halkaas degan yihiin iyagoo aysan helin gargaarkii ay u baahnaayeen

Xunbnaha ka mid ah Maamulka Degmada Bardaale ayaa Kormeeray Qaar Kamid Kaamamka Barakayasha si ay u ogaadaan xaaladaha Nololeed ay ku nool yihiin kuwaa oo maalmihii ugu dambeysey qeyla dhaan ka soo yeereysey iyagoo soo arkay dad badan oo ka muuqta dufuufo adag oo u baahan in la garab istaago.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War,ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here