Maamulka Degmada Bardaale Oo diiwaan gelinaya Hubka Sharci darada ah.

0
14

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Si loo ilaaliyo Amaanka Magaalada ayaa waxaa Maamulka Degmada Bardaale uu soo saarey Awaamiir ku aadan dhanka iyo Hubka sharci darada ah ee shakhsiyaadka qaar ku dhex haysta Degmada iyo kuwa ku ganacsada iibinta Huka.

Ka dib shir jaraa’id oo lagu qabtay Degmada ayaa waxaa uu Gudoomiyaha Degmada Bardaale Isxaaq Caracase ku baaqey in Hubka sharci darada ah ee yaala degmada Berdaale laga diiwan geliyo hay’adaha Amniga inta ka dhiman bisha October.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here