Maamulka Degmada Baraawe Oo ku baaqey in loo gurmado dadka danyarta ah.

0
50

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka Degmada Baraawe oo dad muxsiniin ah kala qeybgalay Afur loo qeybinayey dadka danta yar ee ku nool Caasimada Koonfur Galbeed ee Baraawe.

Guddoomiyaha Degmada Ahna duqa Magaalaada Mudane Omar Sheikh Abdi Shafana iyo Qaar ka mid ah dadkii Afurinta Sameeey oo warbaahinta kula hadlay goobta ayaa ugu baaqay dadka ilaahay hantida siiyey inay garab istaagaan xiligan oo lagu guda jiro bishii Barakeysaneed ee Ramadaan.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here