Maamulka Degmada Baraawe Oo kormeeray xaafadaha uu saameeyey Roobka

0
22

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)kadib markii Roobab mahiigaan ah ay ka de,een Magaalada Baraawe ayaa geystey khasaaro kala duwan iyadoona saameen ku yeeshay isku socodka dadka iyo gaadiidka gaar ahaan kuwa Barakacayaasha ah Sidoo kale Roobkan ayaa biyo dhigay waddooyinka waaweyn

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here