Maamulka Degmada Baraawe Oo Hey’addaha ku booriyey Horumarinta Adeegyada Bulshada.

0
1

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Degmada Baraawe ayaa waxaa dhowrkii sano ee la soo dhaafey laga Fuliyey Mashaariic lagu Horumarinaayey Adeegyada Arimaha Bulshada sida dhinacyada Caafimaadka Waxbarashada Maamul Wanaaga Wacyigelinta Bulshada, Barnaamijka iyo Nabadeynta Shacabka

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here