Maamulka Degmada Baraawe oo daah-furay Koob loo dhigay Kooxaha Xaafadaha Degmadaasi

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ciyaarahan ka bilowdey Degmada Baraawe Ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa soo agaasimey Xiriirka Kubada Cagta Degmada kaasi oo loogu magac darey Abuubakar Maxamed Bakarow Allah u Naxriistee Wuxuu ka mid ahaa dadkii ka soo qeyb gaatey Horumarinta Ciyaaraha Baraawe.

Furintaanka Kulanka ugu horeeya ayaa waxaa ka soo qeyb galay Maamulka Degmada Baraawe, Xiriirka Kubada Cagta, Tageerayaasha kooxaha Koobkan ciyaari doonaan iyo qeybaha kala duwan Bulshada Magaalada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here