Maamulka Degmada Baraawe Oo Awaamiir ka soo saarey Shirarka lagu kicinayo Bulshada.

0
26

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Awaamiirtan ka soo baxdey Maamulka Degmada Baraawe ayaa lagu farey in Magaalada aan lagu qaban Karin Shirar Amniga Lidi ku ah, kicinta iska hor keenida Bulshada taasoo abuuri karta dhibaatooyin laga soo gudbey oo saameyn ku yeelan kara Shacabka

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here