Maamulka Degmada Baardheere Oo Codsaday In Gacan Lagu Siiyo Dib U Dhiska Buundada.

0
54

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kormeerkaan oo uu hogaaminaayey gudoomiyaha Degmada Baardheer Ee gobolka Gedo ayna qeyb ka ahayeen masuuliyiin ka socotey Wasaradaha arimaha gudaha fadaraalka iyo dowlad goboleedka Juballand ayaa ujeedkooda ahaa in ay soo indha indheyaan goobtii ay ka Burburtey buunada weyn ee degmada ayna mari jireen gawaari fara Badan oo u kala socodey gobolada dalka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here