Maamulka Deeganka Biya-Cadde Oo Codsaday in la kordhiyo Adeegyada Cafimaad Cisbitaalka.

0
19

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Si loo dardargeliyo howlaha shaqo ee ka socota isbitaalka biyo cade islamarkaan loo hubiyo shaqada uu u haayo degaanka ayaa gudooomiyaha deganka biyo cade ee gobolka shabellaha dhaxe waxaa uu kormeer indha indheen ah ku tagey isbitaalkaasi, waxaana isbitaalka ku soo dhaweeyey gudoomiyaha dhaqatiir kala duwan iyo maamulka isbitaalka.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here