Maamulka Deegaanka Haween Oo Ka Hadlay Baahiyaha Waxbarashada iyo Caafimaadka ee Ka jira Deegaankaasi.

0
301

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Degaanka Haween ee gobolka baay ayaa waxaa uu ka mid yahay Degaanada xiligaan laga dareemaayo waxbarsho la’aan waxaana Caruurta deegaankaasi ay u badan yihiin kuwa gaarey waqtigii Waxbarshada maadama aan degaanka laheyn iskuul ay dhigtaan.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here