Maamulka Deegaanka Haween Ee Gobolka Baay Oo Codsadey in Adeegyada Bulshada La Gaarsiiyo Deegaankaasi.

0
233

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Abaarihii is xig xigay, Ayaxii Cunay Beeraha Deegaanka Haween ee dhanka koonfureed ka xiga Magaalada Baydhabo ee Xaruunta gobalka baay, waxaa xiligan ka jirta xaalad nololeed aad u daran sida ay sheegeen qaar ka mid ah bulshada halkaasi ku nool.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here