Baydhabo(Radio Arlaadi)- Aadan Ibraahim Salaad gudoomiyaha maamulka degaanka Haween oo ka tirsan Degmada Baydhabo ee gobolka baay ayaa waxaa uu kahadley wax yaabaha aas aasiga u ah arimaha bulshada ee u baahan dadka ku nool degaankaasi.
Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera