Maamulka Deegaanka Goofgaduud buurey oo sheegey in shacabka degaankaasi ay u baahan yihiin xaruunta Hooyada iyo Dhalaanka.

0
276

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degaanka goofgaduud Buurey ee ka tirsan gobolka baay ayaa ka mid ah degaanada hoos u dhaca ka jira goobaha loogu adeego bulshada degaanka sida waxbarashada, caafimaadka iyo helidda biyo nadiif ah oo ku filan shacabka ku nool degaankaasi.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here