Maamulka Deegaanka Gofgaduud Buurey Ee Gobalka Baay Oo sheegay in deegaanku uusan laheyn adeegyada aas aasiga ah

0
284

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Xasan Xasan Isxaaq Gudoomiyaha Deegaanka Goofgaduud Buurey Ee Gobolka Baay oo qiyaastii 30 KM dhanka bari kaga beegan magaalada Baydhabo ayaa Wuxuu sheegay in deegaankaasi uusan lahayn adeegyadii aas aasiga ahaa ee caafimaadka iyo waxbarashada.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here