Maamulka Deegaanka Dabada-Cadaadda Oo ka warbixiyey Mashaariic Horumarineed deegaanka laga Fuliyey

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Mashaariicdan laga hirgeliyey Deegaanka daba cadaada ayaa ah kuwa ay Bulshada si is xilqaan ah kunsameysteen Sida wadoohin Masaajido iyo kuwa kale taas oo kor loogu qaadayo Horumarinta Deegaanka dhinacyada Arimaha Bulshada

Guddoomiyaha deegaanka Dabada-cadaadda iyo mid kamid ah holwadeynada gudigaas ayaa ka warramay xaaladda deegaankaas iyo horumarrada ka socda ayadoo fariin u direen oo ah in laga kala shaqeeyo sidii Mashaariic intaas ka balaaran loo hirgelin lahaa

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here