Maamulka Deegaanka Awdiinle Oo Dowladda KGS Ka Codsaday in ay Gargaar la soo gaarto dadka danyarta ee ku nool deegaankaasi

0
238

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Gudoomiyaha Deegaanka Awdiinle ee gobolka baay Ibraahim Maxamed Nuur ayaa waxaa uu Sheegey in mudooyinkii uga Dambeeyey degaanka awdiinle ay soo Gaareen dad ka soo barakacey Degaanada ku dhow dhow degaanka Awdiinle kuwaasi oo aan haysan Wax gar gaar ah maadama ay yihiin Dad ka soo barakacey Guriyahooda iyo beerihi ay noolashooda ku Maareysan jireen.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here