Maamulka Deegaanaadda Sabiib iyo Caanoole oo dalbadey helida adeegyada Arimaha Bulshada

0
180

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deeganada Sabiib iyo Caanoole waxay kamid yihiin Gobolka Shabeelaha Hoose waxaana ka jira duruufo kala duwan oo heysata Bulshada halkaas degan.

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Deeganada Sabiib iyo Caanoole ayaa waxay Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose iyo Dowlada KG ka dalbadeen in Deeganadaas loo qodo Ceel biyood iyo in la dhiso Xarumo Caafimad Waxbarashada maadama ay dhiibaata weyn luugu qabo in la helo adeegyadaas.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here