Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool ayaa Lagu qabtey Munaasabad uu xilka kula wareegayey Maamulaha iyo Maamule ku xigeenka Dugsiga Hoose dhexe Sare ee Bakool, Kadib markii ay Wasarada Waxbarashad KG ay soo Magacawdey Maamulka iskuulka Bakool.
Waxaan goob-joog ka ahaa Maamulka Degmada Xudur, Wakiilada Wasaarada Waxbarshada ee Degmada, Ardeyda Iskuulka, Waaladiin iyo marti sharaf Kale.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir