Maamulka Cusub Ee Degmada Caabudwaaq oo la caleema saaray

0
243

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ayna ka qayb galeen madaxda sare ee dowlad Goboleedka Galmudug oo ugu horreeyo madaxwaynaha Galmudug Ahmed Abdi Kaariye ”QoorQoor” xildhibaano ka tirsan baarlamanka soomaaliya, Madaxda Labada gole ee hay’adaha maamulka, gudoomiyaasha degmooyinka gobolka Galgaduud,gudoomiyaha Gobolka Galgaduud iyo waxgaradka Galmudug ayaa lagu caleema saaray gudoomiyaha degmada Caabudwaaq Muxyidiin Aadan Wali iyo ku xigeenadiisa oo ay doorteen xubnaha golaha deegaanka ee degmada Caabudwaaq.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here