Maamulka Cusub Ee Degmada Baydhabo Oo Xilka La Wareegay.

0
368

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadan Heerkeeda aad u sareeyey ayaa waxaa xilka ku kala wareegayeen Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Baydhabo iyo gudoomiyihii hore, waxaana munaasabada ka soo qeyb galey Ururada Bulshada Rayidka, Maamulka Gobalka iyo Masuuliyiin ka tiran Maamulka Koonfur Galbeed oo uu hogaaminaayay Gudoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed.

Warkung Waliba nig haaye Eethyng Geesey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here