Maamulka Cisbitaalka Tiirow ee Magaalada Baydhabo Oo Sheegay in ay keeneen dhaqtar daaweeya Cudurda indhaha ku dhaca.

0
293

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Magaalada Baydhabo ayaa Waxaa aad uga Yar Dhaqaatiirta Daaweysa indhaha ,Dad aad u badan ayaana u baahan Daawada indhahaha, Waxaa jira Dhaqaatiir ka timaada Magalada Muqdisho Si ay Magaalada Baydhabo uga Fuliyaan Qaliinada Indhaha. Dr isxaaq maxamed tiirow oo ka mid dhaqaatiirta magalada baydhabo oo radiyow Arlaadi ugu warbixiyey inay Keeneen dhaqatar ku taqasusay daaweynta iyo fiiqista indhaha oo dadka oo ay u aadi jireyn Magaalada mugdisho Ee caasimada dalka soomaaliya.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Cabdulahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here