Baydhabo(Radio Arlaadi)-Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa Waxaa dhowrkii bilood ee la soo dhaafey waxaa laga hirgeliyey dhowr xarumood oo ay bixineyaan adeegyada Caafimaadka, xarumahaasi ayaa waxaana ka mid ah Isbitaalka shaafi ee Magaalada Baydhabo.
Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir