Maamulka Cisbitaalka Shaafi Ee Magaalada Baydhabo Oo Ka Waramay Adeegyada uu bixiyo Cisbitaalkaasi.

0
233

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Cisbitaalka Shaafi Waxaa uu ka mid yahay Isbitaalada sida gaarka loo leeyahay oo Adeegya kala duwan u Fuliya Bulshada Magaalada Baydhabo Agaasimaha Guud Ee Isbitaalka Dr Abdullahi Haaji Sayid ayaa waxa uu Bulshada Baydhabo la wadaagay Adeegyada ay qabtaan iyo kuwa hada ay soo kordhiyeen isagoo intaa ku darey in Shacabka danyarta ah ay mararka qaar u fidiyaan Adeeg gargaar ah.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here