Maamulka Cisbitaalka Hakaba Oo ka warbixiyey adeegyada guud ee uu bixiyo Cisbitaalka.

0
305

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Cisbitaaalka hakaba waxaa uu ka mid yahay isbitaalada ka shaqeeya Degmada buur hakaba ee gobolka baay waxaa uu ka koobanyahay Dhowr qeybood oo lagu daboolo baahida caafimaad ee ka jirto Degmdaasi.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here